Dhimbil

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

1. Dhulux yar oo nool (dab leh). 2. Raydabka mirihiisa curadka ah. ld dhimbiil.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhimbil

biligbilig | dhimbiil |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg