dhisiq
(m.dh) (-qyo, m.dh)

Geed weyn, sal balaran, caleemo yaryar, qori adag, har yar leh oo kooraha, fandhaalada iwm laga qoro. ld bisiq, dhosoq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhisiq

bisiq [m.l]
ld dhisiq.

dhosoq [m.l]
ld dhisiq.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg