dhogordhacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Xoolo, dugaag iwm dhogor cusub u soo bixid, isaga oo araggiisu wanaagsanaaday.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhogordhacso ↴
dhogordhacsasho [m.f.dh]
eeg dhogordhacso. ld dhogordhacsad, dhogordhacsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg