Dhoobey

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

1. Dhul markuu roob ku da'o ciiddiisu noqoto dhiiqo aan lagu socon karin. 2. Dhul ciiddiisu dhoobo tahay; carramadow.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoobey

dhoobeyn | dhoobeysan | dhoobeysasho | dhoobeysnaan | dhoobeysnaansho | dhoobeyso | xayaad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg