Dhoohan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-hanaa, hanayd/-hnaa, -hnayd)

Qof had iyo jeer aan feejignayn oo waxa hareerihiisa ka dhacaya aan la socon.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoohan

dhoohanaan | dhoohanaansho | dhoohnaan | dhoohnaansho | dhuglaawe |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg