dhoollatusid
(m.f.dh)

eeg dhoollatus². ld dhoollatus¹ (4), dhoollatusad, dhoolla-tusasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoollatusid

dhoollatus [m.l]
1. Isu miciyalisashada awrta qooqan. 2. Xoogga cidi leedahay oo la soo bandhigo si cadowga loogu niyad jebiyo. 3. Fulabbajis; bowdaqaawis. 4. ld dhoollatusid.

dhoollatusad [m.l]
ld dhoollatusid.

dhoollatusasho [m.dh]
ld dhoollatusid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg