Dhoor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)1. Daliig timo ah oo carruurta yaryar, madaxa bartankiisa loogu reebo. 2. Carjaw ama baalal kor u taagan oo shimbiraha qaarkood madaxa bartankiisa ku yeeshaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoor ↴
faa | dhawdhawle | dhoorre | dhoorrey | gadhoorad | gebiyandhoorre | gobyahandhoorre | guugguule | hud-hud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg