Dhoqor

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan marka roobku da'o ee beertii ka baxda qurunto.


Dhoqor

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Qare, bocor, iwm god yar u yeelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoqor

baar | dhoqran | dhoqrid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg