Dhowow
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-waaday, -waatay)1. Cid si martinnimo iyo xurmo leh meel u fariisasho. 2. Soo dh.: cid meeshii ay joogtay meel ka sokeysa imaansho. ld dhawow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhowow ↴
dhawow | dhowaansho | marxabba |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg