dhudhunsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la dhudhumiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhudhunsan

dhudhunsanaan [m.f.dh]
eeg dhudhunsan. ld dhudhunsanaansho.

dhudhunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhudhun- sanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg