Dhufsane ay wadaagaan

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-ayaal, ml./m.dh)

Tiro dhufsane u ah laba ama dhowr tiro oo kale. Tusaale ahaan, 100 waa dhufsanaha ay wadagaan 5,25 iyo 50.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhufsane ay wadaagaan

hooseeye ay wadaagaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg