Dhufsane-yaraha ay wadaagaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal ..., m.l/dh)

(xis.) Dhufsanayaasha ay wadaagaan laba ama dhawr tiro midka ugu yar waxa la yiraahdaa dhufsane yaraha ay wadaagaan tirooyinkaas. Waxa loo soo gaabiyaa 0 dh.y.w.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhufsane-yaraha ay wadaagaan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg