dhugdhugle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Gaadiid yar oo laba shaag iyo matoor leh oo hal qof ama laba qaadi kara. ld dhugdhugley.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhugdhugle ↴
dhugdhugley [m.dh]
ld dhugdhugle.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg