dhugi
(m.dh)Harag ari oo sida maro loo tolay. ld dhuu.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhugi ↴
dhugmar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Dh. ah: neef geel ah oo dhugi ku dhacday oo ka biskooday ee guri noqday.
dhuu [m.l] (-uuyo, m.dh)
Harag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld dhugi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg