Dhuguc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Miro aad u bislaaday; dhuubaan. 2. ld dhugucid.
Dhuguc
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gcay, -gucday; -gci)Miro aad u bislaasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuguc ↴
dhugcid | mashmash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg