Dhulballaarsi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qabsashada ay cidi qabsato dhul aanay lahayn. ld dalballaarsi, dhulballaarsad, dhulballaarsasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhulballaarsi

dalballaarsi | dhulballaarsad | dhulballaarsasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg