Dhuluuluc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Finan yaryar, aan xanuun lahayn oo riyaha dushooda ka soo baxa marka roob badani ku da'o. ld dhuluulux¹.

Dhuluuluc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Dhuluuluc yeelasho (riyo). ld dhuluulux².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuluuluc

dhuluulucid | dhuluulux | dhuluulux | dhuluuluxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg