Dhusinraac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(baay.) Koridda xubno ka tirsan geedka iyaga oo ka jawaabaya cuf-isjiidadka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhusinraac


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg