Dhuuki

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Si tartiib ah oo gaadmo ku jirto u socosho (nafley).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuuki

dhuukin | dhuukis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg