dhuumaashow
(m.l)ld dhuumashow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuumaashow ↴
dhuumashow [m.l]
Cayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuumaashow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg