Dhuunyaale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nooc ka mid ah dhurde. 2. (-layaal, m.l/dh) Qof cunna jecli awgeed meel walba u gala.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuunyaale


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg