Dhuurtee
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geedgaab cufan oo ka mid ah dhir-abaareedka oo ay xooluhu daaqaan, lehna caleemo yaryar oo dhuudhuuban.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuurtee ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg