Dibadbax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Bambax. Bambax


Dibadbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Dad wax ayidaaya ama wax diidaaya ama u dabbaal degaaya, soo bannaanbixid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibadbax

dibadbixid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg