Dibadyaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. D. ah: xidid buruq iwm oo aan ciidi ku qarsoonayn. 2. D. ah: wax la xooray oo aan qiimo lahayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibadyaal

cukane | dibadyaaloobid | dibadyaalow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg