Dibbood

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Baadi cidla bariday.


Dibbood

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Xoolo, xeradoodii ka dhixid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibbood

dibboodi | dibboodid | dibboodin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg