Dibin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bno, m.l)Labada cad oo hilibka ah oo ilkaha iyo cirridka korkooda ku yaal, oo afka daboola, ereyadana codeeya middood; bushin; faruur. ld debin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibin ↴
debin | dibindaabyee | dibindaabyeyn | dibindaabyo | dibin-siilka | luggooyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg