dibiyo
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)D. ah: rar aan kabaallo lahayn oo awr saaran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibiyo ↴
dibiyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Awr si dibiyo ah u rarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg