Dibjir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Qof sabool ah oo aan hoy uu u hoydo lahayn. 2. Kuray geela ilaaliya.
Dibjir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Habeen dhan qadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibjir ↴
dibjirid | dibjirnimo | dibjiryo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg