Digaggub
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Baabbi'inta wax la baabbi'iyo. ld digaggubid.
Digaggub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Wax ciribtirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digaggub ↴
digaggubid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

