Digsi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Weel macdan ka samaysan, af ballaaran leh oo cunnada lagu karsado; sufriyo. ld disti.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digsi

maacuun | disti | gur | hadee | sufriye |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg