Diilan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.


Diilan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diilan

diilmid | diilnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg