diilin
(m.dh)ld diillin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diilin ↴
diillin [m.dh] (-imo, m.l)
1. Xarriiq; jiitin. 2. Roob xoog leh oo dabayl wata. 3. Caws cusub oo ka soo fufay meel gubad ah. ld diilin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg