Diillincaanood

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Diillin ballaaran cirka ku dhereran oo ka kooban xiddigo yaryar oo badan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diillincaanood

jidcaanood | saco |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg