Diin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)Nooc xamaaratada ka mid ah aad u gaabiya, leh qolof adag oo ku dahaaran afar lugood iyo qoor dheer oo aan dhogor lahayn; diindiin. ld diindiin.
Diin
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-iimo, m.l)1. Caqiido cid ku xiraysa awood ka sarraysa oo ay aaminsantahay in ay wax yeeli karto, waxna u tari karto. 2. Qawaaniin Eebbe u soo dejiyey dadka dunida ku nool si ay waxa wanaagsan u falaan, waxa xunna uga reebtoomaan. 3. Quraan.
Diin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)1. Ku d.: qof wax la yaab leh oo aanu hore u arki jirin qaadan waayid. 2. Ku d.: wax araggooda waayid.
Tabadiin*
Tuunada Tabadiin (yellowfin Tuna) waa nooc ka mid ah tuunada (Tuna) oo laga helo biyaha caaryada ah ee kulaalayaasha iyo badaha kulaala hoose ee adduunka oo dhan.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diin ↴
baabaha masiixiga | caabid | jaahid | jaahiliyad | baadari | faajir | faajirad | idiin | kaafirad | maaliki |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg