Diinlaawe
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)1. Qof aan diin aaminsanayn. 2. Qof aan akhlaaq wanaagsan lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diinlaawe ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

