Diiradeeye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Qurubyada wax diiradeeya oo kala ah: “baa”/”ayaa”, “waa” (eeg qurub diiradeed).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiradeeye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg