Diirnax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.


Diirnax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -nixi)

U d.: dareen raxmad leh cid u hayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diirnax

diirnixid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg