diirso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)1. (f.g) Biyo, caano iwm in yar kululeysasho. 2. (f.mg) Ku d.: Wax diirrimaad ka helid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diirso ↴
diirsasho [m.f.dh]
eeg diirso. ld diirsad, diirsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg