dildillaacid
(m.f.dh)

eeg dildillaac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dildillaacid ↴

diindiin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iimay, -iintay; -iimi)
Si sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).

jawrar [m.l]
1. Dildillaac wax yeeshaan. 2. ld dildillaacid.

luufluuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg