Dilindillee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)Wax duuban ama kankoonsan sida birmiil iwm garaangarin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dilindillee ↴
dilindillayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg