Dillaacso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Wax qayb ka jeexasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dillaacso

baaldillaacso | doobbadillaacso | doobdillaacso | gulguladillaacso | indhadillaacso | kabardillaacso | xuubdillaacso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg