Dillaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhicidda wax culusi dhinac u dhaco. 2. ld dillaamid. Leexashada wax badani hal mar dhinac u wada leexdo.


Dillaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

1. Wax culus dhinac u dhicid. 2. Wax badan hal mar u wada leexasho. ld dullaan².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dillaan

dillaamid | dillaamo | dullaan | gudbiye |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg