Dimoqraadiyee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

Nidaam dimoqraaddi ka dhigid. ld dimuqraadiyee.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dimoqraadiyee

dimoqraadiyayn | dimuqraadiyee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg