Diqdiqee

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)

1. (f.g) Cid cunno siin. 2. (f.mg) Labo meelood si joogto ah isaga socodka.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diqdiqee

diqdiqayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg