Dirir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xiddig ifweyn oo naafaha ugu dambeeya oo u dhexeeya dirirday iyo garbo. 2. ld dirirsagaaro. D. cawleed: gu'ga bartamihiisa.

Dirir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dagaal; colaad.

Dirir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid la dagaallamid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dirir

qaabbilo | dambarsame | dirircawleed | dirirday | diriri | diririd | diririn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg