Dixo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)

1. Ciidda ka dusid (biyo ama hoore kale). 2. Biyo qulqulid. 3. U d.: cid u naxariisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dixo

dixasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg