Diyaargarow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama ku soo fool leh. 2. ld diyaargaroobid.


Diyaargarow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

U d.: wax diyaar u ah inuu wax qabto noqosho (qof).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diyaargarow

diyaargaroobid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg