Docfaruur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Ballanfur lagu sameeyo arrin la isku ogaa. ld gantafaruur¹.


Docfaruur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Arrin la isku ogaa ballanfuryo ku sameyn. ld gantafaruur².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga docfaruur

docfaruurid | gantafaruur | gantafaruurid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg