Doktoor

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.l)

1. Takhtar. 2. Qof shahaado jaamacad laga bixiyo tan ugu sarraysa haysta. ld dotoor.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doktoor

doktoornimo | dotoor | dotoornimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg