Doofaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Naasley caws-kunool ah idaha la eg ka ballaaran,leh madax weyn, gano iyo dhogor yar oo hilibkiisu muslimiinta xaaraan ka yahay. ld doonfaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doofaar

doofaarad | doofaarnimo | doonfaar | doonfaarad | goomme | kirkirre |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg